Dhaqaatiir Ajnabi ah oo Isbitaalka Jaziira kawada Daaweynta iyo Qaliinada Lafaha iyo Sinaha

Isbitaalka Jaziira ee magaalada Muqdisho  waxaa ka socda olole isugu jira qaliino iyo Daaweyn la xariirta Cudurada lafaha iyo jabniinka, waxaana qaliinada fulinaya oo isbitaalka ku sugan dhaqaatiir u dhalatay Dalka Hindiya. Dhaqaatiirta u dhalatay dalka Hindiya ayaa hada ku mashquulsan qaliinada iyo daaweynta ay u sameenayaan bukaano badan oo is diiwaan galiyay , waxaana … Continue reading Dhaqaatiir Ajnabi ah oo Isbitaalka Jaziira kawada Daaweynta iyo Qaliinada Lafaha iyo Sinaha